Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Ilhan Cumar oo ku guulaysatay doorashadii hordhaca ahayd ee degmada 5aad.

Ilhan Cumar oo ku guulaysatay doorashadii hordhaca ahayd ee degmada 5aad.

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo markale loolan ugu jirta difaacashada kursigeeda ayaa ku guuleysatay doorashadii hordhaca ahayd…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Ilhan Cumar oo ku guulaysatay doorashadii hordhaca ahayd ee degmada 5aad.
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo markale loolan ugu jirta difaacashada kursigeeda ayaa ku guuleysatay doorashadii hordhaca ahayd…
Ka akhri Horseed Media ↗
JN
Jowhar News
Ilhan Omar oo ku guulaysatay doorashada hordhaca ah ee xisbiga Dimuqraadiga
Aug 12 (Jowhar)-Xildhibaan Ilhan Omar ayaa ku guuleysatay doorashada hordhaca ah ee xisbiga Dimuqraadiga ee Degmada 5-aad ee Congress-ka ee gobolka Minnesota maalintii Talaadada Sida ay sheegeen…
Ka akhri Jowhar News ↗
SM
Ilhan Omar oo Ku Guuleysatay Doorashada Hordhaca ah ee Xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota
Minnesota – Xildhibaanad Ilhaan Omar ayaa ku guuleysatay doorashada hordhaca ah ee xisbiga Dimuqraadiga ee Degmada 5-aad ee Congress-ka gobolka Minnesota, taas oo u saamaxaysa inay mar kale u…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Ilhan Omar Wins DFL Primary for Fifth Congressional District
ST. PAUL — Today, U.S. Representative Ilhan Omar won the Minnesota Democratic-Farmer-Labor (DFL) Party nomination in her reelection to represent Congressional District 5.
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay