Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Taliyaha Xoogga oo booqday askartii ku dhaawacantay dagaalkii Jameeca.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka ku booqday askar ka tirsan ciidamada oo ku dhaawacmay howlgallada ka dhanka ah…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Taliyaha Xoogga oo booqday askartii ku dhaawacantay dagaalkii Jameeca.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka ku booqday askar ka tirsan ciidamada oo ku dhaawacmay howlgallada ka dhanka ah…
Ka akhri Allbanaadir ↗SM
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Askarta ku Dhaawacantay Howlgallada ka Dhanka ah Al-Shabaab
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka ku booqday askarta ku dhaawacantay howlgallada ka dhanka ah…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.