SM
Shabelle Media Network
· Siyaasad

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Kormeeray Shirkad Kalluumeysi oo Maalgashi ku Sameysay Khayraadka Badda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Kormeeray Shirkad Kalluumeysi oo Maalgashi ku Sameysay Khayraadka Badda Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer iyo dhiirrigelin ugu tagay shirkadda Marina Seafood iyo doonteeda Maanya…