← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 16/09/2026
Maraykanka oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa safiir rasmi ah u magacaabay Soomaaliya, kaas oo baddelaya safiirkii hore Richard H. Riley oo
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Maraykanka oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa safiir rasmi ah u magacaabay Soomaaliya, kaas oo baddelaya safiirkii hore Richard H. Riley oo
Ka akhri Puntland Post ↗ AM
Madaxweynaha Mareykanka Oo Safiir Cusub U Soo Magacaabay Soomaaliya
Washington, US – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya u soo magacaabay safiir cusub kaas oo badalaya safiirkii shaqada ka tagay ee Richard H Rilley December 2025 ka. Devin Kennington…
Ka akhri Arlaadi Media Network ↗ G
Waa kuma Safiirka Cusub ee uu Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya?
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay diblomaasi lagu magacaabo Devin Kennington inuu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo…
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.