Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Doorashooyinka Galmudug Iyo Hirshabeelle: Tijaabada Qof Iyo Codka Soomaaliya
Shacabka ku nool Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay ugu codeeyaan musharraxiinta golayaasha degaanka iyo baarlamaannada labada dawladgoboleed. Doorashadu waxay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Doorashooyinka Galmudug Iyo Hirshabeelle: Tijaabada Qof Iyo Codka Soomaaliya
Shacabka ku nool Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay ugu codeeyaan musharraxiinta golayaasha degaanka iyo baarlamaannada labada dawladgoboleed. Doorashadu waxay…
Ka akhri Goobjoog ↗RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyeeyay Doorashada Qof iyo Cod ee Galmudug iyo Hirshabeelle
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyeeyay doorashada qof iyo cod ee maanta ka qabsoontay maamul-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Ra’iisul…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.