Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 41 maalmood ka hor
Xal laga gaaray xiisaddii Garoowe
Kulan maalmahan magaalada Garoowe ee caasimadda Putland uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ugu dambeyn xalay
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Xal laga gaaray xiisaddii Garoowe
Kulan maalmahan magaalada Garoowe ee caasimadda Putland uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ugu dambeyn xalay
Ka akhri Puntland Post ↗HM
Senator Faroole oo ku dhawaaqay in xal laga gaarey xiisaddii ka taagnayd Garoowe.
Kulanko maalmihii la soo dhaafay Magaalada Garoowe uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal…
Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.