Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Guddoomiyaha Doolow oo Kormeeray Ciidamada Amniga Degmada
Doolow – Guddoomiyaha Degmada Doolow, Maxamed Xuseen Cabdi Lafeey, ayaa kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidamada Amniga Doolow, halkaas oo uu kula kulmay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidaySM
Guddoomiyaha Doolow oo Kormeeray Ciidamada Amniga Degmada
Doolow – Guddoomiyaha Degmada Doolow, Maxamed Xuseen Cabdi Lafeey, ayaa kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidamada Amniga Doolow, halkaas oo uu kula kulmay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗KT
Guddoomiyaha Doolow oo ka hadlay xaaladda amniga iyo siyaasadda Gedo
Guddoomiyaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Cabdi (Lafeey), ayaa maanta kormeer ku tegay ciidamada amniga degmada iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, isagoo ka hadlay xaaladda amni iyo…
Ka akhri Kaab TV ↗RJ
Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”
Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb qaadan doonin xasaradda siyaasadeed ee ka taagan gobolka, isagoo caddeeyay inuu ka tirsan yahay maamulka Jubbaland, isla markaana uu sii…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.