Jubbaland oo la wareegtay ciidamadii Cabdirashiid Janan ee Baladxaawo kaddib wadahadallo
Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa maanta si buuxda u wareejiyay ciidamadii uu watay ee ku sugnaa degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaddib wadahadallo saacado qaatay oo uu la yeeshay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Jubbaland oo la wareegtay ciidamadii Cabdirashiid Janan ee Baladxaawo kaddib wadahadallo
Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa maanta si buuxda u wareejiyay ciidamadii uu watay ee ku sugnaa degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaddib wadahadallo saacado qaatay oo uu la yeeshay…
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Baladxaawo, ciidamada Jubbaland ee ku sugnaa deegaanka Cumar Jilicow ayaa saaka magaalada soo galay, iyagoo wata hub iyo gaadiid dagaal. Ciidamada ayaa la…