Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad

Aug 14 (Jowhar)-Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Dowladda Dhexe. ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad
Aug 14 (Jowhar)-Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Dowladda Dhexe. ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.
Ka akhri Jowhar News ↗
RJ
Radio Jowhar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa salaaddii Jimcaha kaddib waxa uu degmada Balcad ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo shir guddoomiyey kulanka labaad ee kalfadhiga 8-aad Golaha Shcabka
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulanka labaad ee kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.