Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

NISA oo Amni darro ku Eedeysay ilaalada madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed

NISA oo Amni darro ku Eedeysay ilaalada madaxweynihii hore  Shariif Sheekh Axmed

Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa si adag u cambaareysay weerarro iyo falal hubeysan oo ay sheegtay in lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka ee hay’adda, kuwaas oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
NISA oo Amni darro ku Eedeysay ilaalada madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa si adag u cambaareysay weerarro iyo falal hubeysan oo ay sheegtay in lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka ee hay’adda, kuwaas oo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
KT
Kaab TV
Shariif Sheekh Axmed oo beeniyay eedeymaha NISA, kana hadlay xaaladda amni ee hoygiisa
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa beeniyay eedeymo ay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ka soo saartay ilaaladiisa, isaga oo sheegay in warbixinta…
Ka akhri Kaab TV ↗
SM
Somalia Intelligence Agency Accuses Sharif Sheikh Ahmed’s Supporters of Attacks
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has accused armed groups it said were acting under the orders of former president Sharif Sheikh Ahmed of attacking its…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay