Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Hay’ada NISA oo ka hadashay xiisad ka taagan Muqdisho

Hay’ada NISA oo ka hadashay xiisad ka taagan Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan nawaaxiga guriga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. War…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
JN
Jowhar News
Hay’ada NISA oo ka hadashay xiisad ka taagan Muqdisho
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan nawaaxiga guriga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. War…
Ka akhri Jowhar News ↗
RJ
Radio Jowhar
DFS oo war ka soo saartay xiisada ka taagan Muqdisho
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan nawaaxiga guriga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
KT
Kaab TV
Isbeddello Lagu Sameeyay Saraakiisha NISA ee Muqdisho
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isbeddello lagu sameeyay saraakiishii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ee ka howlgeli jiray degmooyinka iyo qeybaha kala duwan ee…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay