Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku boorriyay mas’uuliyiinta dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku boorriyay mas’uuliyiinta dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boorriyay wasiirrada iyo mas’uuliyiinta sare ee dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga, isagoo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku boorriyay mas’uuliyiinta dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boorriyay wasiirrada iyo mas’uuliyiinta sare ee dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga, isagoo…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog1 saac ka hor
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbedel ku sameeyay Saddex Agaasime Guud
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran si loo dardargaliyo hawlihii socday.…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay