Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 5 saac ka hor

Maxaa ka soo baxay Wadahadallada u dhexeeyey Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaanno Mucaaradka

Waxaa soo gabagaboobay wadahadallo u dhexeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo guddi matalayey Xildhibaannada Mucaaraadka. Wadahadalladan oo ku qabsoomay jawi…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar18 saac ka hor
Maxaa ka soo baxay Wadahadallada u dhexeeyey Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaanno Mucaaradka
Waxaa soo gabagaboobay wadahadallo u dhexeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo guddi matalayey Xildhibaannada Mucaaraadka. Wadahadalladan oo ku qabsoomay jawi…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
Wadahadallo u dhexeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xildhibaanno Mucaarad ah oo soo dhammaaday
MUQDISHO — Waxaa soo gabagaboobay wadahadallo u dhexeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo xubno metelayay Xildhibaanada mucaaradka…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay