Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan, xilli uu halkaasi uga…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan, xilli uu halkaasi uga…
Ka akhri Radio Jowhar
G
Goobjoog
Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika
New York, Sebteembar 23, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.