Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtayMarkab shidaal oo laga leeyahay Tanzania
Markab sida shidaalka iyo kiimikooyinka oo wata calanka Tanzania ayaa lagu afduubtay xeebaha Gacanka Cadmeed, iyadoo falkaasi loo aaneynayo burcad-badeed Soomaali ah.
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtayMarkab shidaal oo laga leeyahay Tanzania
Markab sida shidaalka iyo kiimikooyinka oo wata calanka Tanzania ayaa lagu afduubtay xeebaha Gacanka Cadmeed, iyadoo falkaasi loo aaneynayo burcad-badeed Soomaali ah.
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Markab ganacsi oo lagu afduubtay Gacanka Cadmeed oo la geeyay xeebaha Soomaaliya
Boosaaso – Markab ganacsi oo toddobaadkii hore lagu afduubtay biyaha Gacanka Cadmeed ayaa la geeyay xeebaha Soomaaliya, halkaas oo la sheegay inuu gacanta ugu jiro kooxo burcad-badeed Soomaaliyeed,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.