Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 maalmood ka hor

Puntland oo sheegtay in la soo afmeeray hawlgal ka dhacay deegaanka Laag ee gobolka Bari.

Puntland oo sheegtay in la soo afmeeray hawlgal ka dhacay deegaanka Laag ee gobolka Bari.

Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa sheegay in la soo afmeeray hawlgal saacado qaatay oo ka dhacay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media3 maalmood ka hor
Puntland oo sheegtay in la soo afmeeray hawlgal ka dhacay deegaanka Laag ee gobolka Bari.
Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa sheegay in la soo afmeeray hawlgal saacado qaatay oo ka dhacay…
Ka akhri Horseed Media
BS
BBC Somali3 maalmood ka hor
PSF oo sheegtay inay ka tirsan tahay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Puntland oo war kasoo saartayoo hawlgalkeedii Laag
War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya, "in ay qayb ka tahay abaabulka ciidamadaan".
Ka akhri BBC Somali
RJ
Radio Jowhar2 maalmood ka hor
PSF oo Puntland ku eedeysay in dagaalka ay u adeegsatay Diyaarado Drones ah
Ciidamada PSF ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay dagaalkii ka dhacay deegaanka Laag ee duleedka magaalada Boosaaso, iyagoo ku eedeeyay maamulka Puntland inuu u adeegsaday diyaarado aan…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay