Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 maalmood ka hor
Ciidanka Puntland oo la Wareegtay Goobihii ay kula dagaalmaeen ciidanka PSF
Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa la sheegay inay saaka si buuxda ula wareegeen goobihii shalay dagaalku ku dhexmaray iyaga iyo ciidamada PSF ee dhowaan Dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRJ
Ciidanka Puntland oo la Wareegtay Goobihii ay kula dagaalmaeen ciidanka PSF
Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa la sheegay inay saaka si buuxda ula wareegeen goobihii shalay dagaalku ku dhexmaray iyaga iyo ciidamada PSF ee dhowaan Dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗PP
Puntland oo qabatay ciidamadii PSF ee ka baxsaday Laag
Ciidamada Puntland ayaa maanta qabatay dhammaan ciidamadii PSF ee xalay ka baxsaday deegaanka Laag ee degmada Boosaaso, sida ay saraakiil
Ka akhri Puntland Post ↗HM
Ciidanka PSF oo ka hadlay dagaal gaadiid looga qabsaday oo ka dhacay deegaanka Laag.
Taliska ciidanka PFS ee katirsan dowladda federalka ah ee Somalia ayaa markii ugu horraysay ka hadlay…
Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.