Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay 3 maalmood ka hor

Dab xooggan oo ka kacay suuqa bakaaraha iyo faahfaahinno ka soo baxaya

Dab xooggan ayaa ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Cabdalle Shideeye, iyadoo dabkaasi uu si degdeg ah ugu fiday xarumo iyo qeybo kala duwan oo ka tirsan suuqa.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog3 maalmood ka hor
Dab xooggan oo ka kacay suuqa bakaaraha iyo faahfaahinno ka soo baxaya
Dab xooggan ayaa ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Cabdalle Shideeye, iyadoo dabkaasi uu si degdeg ah ugu fiday xarumo iyo qeybo kala duwan oo ka tirsan suuqa.
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News3 maalmood ka hor
Dab xoog leh oo ka kacay Suuqa Bakaaraha
July 21 (Jowhar)-Dab xoog leh ayaa saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Cabdalla Shideeye, kaas oo geystay khasaare hantiyeed. Dabka ayaa ka bilowday…
Ka akhri Jowhar News
SM
Shabelle Media Network3 maalmood ka hor
Ciidamada dab-damiska oo damiyay dab xooggan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha
Muqdisho – Ciidamada Dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar3 maalmood ka hor
Puntland oo Faahfaahin Ka Bixisay Hawlgalkii Boosaaso
Maamulka Puntland ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Ciidanka Ammaanka Puntland ay maanta hawlgal amni oo qorshaysan ka fuliyeen deegaanka Laag ee gobolka Bari, kaas oo lagu sheegay in…
Ka akhri Radio Jowhar
RJ
Radio Jowhar3 maalmood ka hor
Dab khasaare hantiyeed geystay oo ka Kacay Suuqa Bakaaraha
Dab xooggan ayaa maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Cabdalla Shideeye, kaas oo geystay khasaare hantiyeed, sida ay sheegayaan goobjoogayaal. Dabka…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay