Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Dunida Iyo Maanta

Dunida Iyo Maanta

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Puntland oo laga xusay maalinta bini’aadantinimada Adduunka.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Bini’aadantinimada,…
Ka akhri Horseed Media ↗
RG
Radio Galgaduud
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Bini’aadantinimada
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland, Mudane Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu xusay Maalinta Bini’aadantinimada Adduunka, taas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.