Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Madasha Samatabixinta oo 3 xubnood u Magacowday Wadahadalka dowlada

Shirar kala duwan oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu go’aamiyay in Madasha Samatabixinta ay jawaab rasmi ah ka bixiso qorshaha Madaxweyne Xasan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Madasha Samatabixinta oo 3 xubnood u Magacowday Wadahadalka dowlada
Shirar kala duwan oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu go’aamiyay in Madasha Samatabixinta ay jawaab rasmi ah ka bixiso qorshaha Madaxweyne Xasan…
Ka akhri Allbanaadir ↗
KT
Kaab TV
Madasha Samatabixinta oo guddi wadaxaajood u magacowday shirka dowladda iyo mucaaradka
Shirar kala duwan oo caawa magaalada Muqdisho uga socday Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu go’aamiyay in Madasha Samatabixinta ay ka hadasho qorshaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan shirka…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay