RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyeeyay Doorashada Qof iyo Cod ee Galmudug iyo Hirshabeelle
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyeeyay doorashada qof iyo cod ee maanta ka qabsoontay maamul-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Ra’iisul…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗