RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka horAmni

Madaxa AUSSOM iyo Ku Simaha Safiirka Mareykanka oo wadahadlay Amniga iyo Mustaqbalka Hawlgalka

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Ku Simaha Safiirka…