Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
DFS oo Daah-furtay Barnaamijka Xoojinta Amniga Xuduudaha iyo Garoomada Diyaaradaha
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
DFS oo Daah-furtay Barnaamijka Xoojinta Amniga Xuduudaha iyo Garoomada Diyaaradaha
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Wasiirka Amniga Gudaha oo daah-furay barnaamij lagu xoojinayo amniga xuduudaha iyo garoomada diyaaradaha
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
IOM oo Soomaaliya ka Daah-furtay Barnaamij Lagula Dagaallamayo Tahriibinta iyo Dambiyada Xuduudaha
Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay barnaamij cusub oo heer gobol ah oo loogu talagalay la dagaallanka tahriibinta dadka, dukumentiyada been-abuurka ah iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Kenya oo Dhistay Cutub Gaar ah oo La Dagaallama Ka Ganacsiga Dadka iyo Dambiyada Xuduudaha Ka Gudba
Nairobi – Dowladda Kenya ayaa hawlgelisay cutub boolis oo khaas ah oo loogu talagalay la dagaallanka ka ganacsiga dadka, tahriibinta muhaajiriinta iyo dambiyada abaabulan ee la xiriira socdaalka. Mas'uuliyiintu waxay…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
IOM oo Soomaaliya ka billowday barnaamij saddex sano ah oo lagula dagaallamayo tahriibinta iyo dambiyada ka gudba xuduudaha
Muqdisho – Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa daahfurtay barnaamij goboleed oo socon doona muddo saddex sano ah, kaas oo looga golleeyahay in lagu xoojiyo la-dagaallanka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.