SM
Shabelle Media Network
· Ciyaaraha

Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay xulka qaranka U-17 oo wata billadda qalinka

Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay xulka qaranka U-17 oo wata billadda qalinka

MUQDISHO – Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xulka qaranka…