SM
Soomaaliya iyo Algeria oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Ganacsi iyo Iskaashiga Dhaqaale
Muqdisho – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, Mudane Yuusuf Axmed Xasan, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga Dibadda iyo Dhiirrigelinta Dhoofinta Algeria,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗