RG
Radio Galgaduud
·

Aadan Madoobe oo Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Maxamed Mursal

Aadan Madoobe oo Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Maxamed Mursal

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka…