RJ
Radio Jowhar
· Siyaasad

Loolan xooggan oo loogu jiro kuraasta Golaha Wasiirrada cusub ee Galmudug

Loolanka loogu jiro xubnaha Golaha Wasiirrada cusub ee maamulka Galmudug ayaa si weyn uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka, iyadoo siyaasiyiin iyo shaqsiyaad xiriir dhow la leh…