KT
Kaab TV
· Siyaasad

Dhuusamareeb iyo Jowhar: Laba caleema-saar oo ay hareeyeen duruufo siyaasadeed oo kala duwan

Soomaaliya waxaa muddo shan maalmood gudahood ah ka dhacay laba munaasabadood oo siyaasadeed oo waaweyn, kuwaas oo lagu caleema-saaray hoggaamiyeyaasha cusub ee Galmudug iyo Hirshabeelle. Inkastoo…