Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Yaa sharci ahaan beddeli kara caasimadda Hirshabeelle? Xasan Sheekh oo farta ku fiiqay madaxda maamulka

Doodda ku saabsan in caasimadda Hirshabeelle laga raro Jowhar loona wareejiyo magaalada Buulobarde ee gobolka Hiiraan ayaa mar kale soo xoogeysatay, kaddib hadal loo nisbeeyay Xasan Sheekh Maxamuud,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Yaa sharci ahaan beddeli kara caasimadda Hirshabeelle? Xasan Sheekh oo farta ku fiiqay madaxda maamulka
Doodda ku saabsan in caasimadda Hirshabeelle laga raro Jowhar loona wareejiyo magaalada Buulobarde ee gobolka Hiiraan ayaa mar kale soo xoogeysatay, kaddib hadal loo nisbeeyay Xasan Sheekh Maxamuud,…
Ka akhri Kaab TV ↗
RG
Radio Galgaduud
Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in caasimadda Hirshabeelle la siinayo reer Hiiraan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Jowhar kaga qeybgalay munaasabadda caleema-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.