Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Maxaa keenay in Madaxweyne-ku-xigeenka Hirshabeelle Cabdifataax Xasan Afrax uu ka baaqdo caleema-saarka?
Haddii maanta oo ah 8-da Nofeembar 2026 uu baaqdo ama dib u dhaco caleema-saarka hoggaanka Hirshabeelle, arrintaasi waxay yeelan kartaa saameyn siyaasadeed oo ka baxsan munaasabad rasmi ah. Waxay dib…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Maxaa keenay in Madaxweyne-ku-xigeenka Hirshabeelle Cabdifataax Xasan Afrax uu ka baaqdo caleema-saarka?
Haddii maanta oo ah 8-da Nofeembar 2026 uu baaqdo ama dib u dhaco caleema-saarka hoggaanka Hirshabeelle, arrintaasi waxay yeelan kartaa saameyn siyaasadeed oo ka baxsan munaasabad rasmi ah. Waxay dib…
Ka akhri Kaab TV ↗RJ
Cabdifataax Afrax oo Beledweyne ku soo bandhigay ciidamo taageersan Hirshabeelle
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cabdifataax Xasan Afrax, oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta la hadlay ciidamo hubeysan oo taageersan…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.