Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Buulobarde oo loo qorsheynayo caasimadda Hirshabeelle: Ma la dejin karaa xiisadda Hiiraan?”
Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle ayaa yeelan karta weji cusub, kaddib markii Madaxweyne-ku-xigeenka maamulka, Cabdifataax Xasan Afrax, uu magaalada Beledweyne kula hadlay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Buulobarde oo loo qorsheynayo caasimadda Hirshabeelle: Ma la dejin karaa xiisadda Hiiraan?”
Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle ayaa yeelan karta weji cusub, kaddib markii Madaxweyne-ku-xigeenka maamulka, Cabdifataax Xasan Afrax, uu magaalada Beledweyne kula hadlay…
Ka akhri Kaab TV ↗PP
Caasimadda Hirshabeelle oo loo wareejinayo Beledweyne
Maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in caasimadda maamulka oo markii hore ahayd magaalada Jowhar hadda loo wareejinayo magaalada Beledweyne ee
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.