KT
Kaab TV
·

Puntland oo Galmudug ku wareejisay ciidamadii iyo gaadiidkii lagu qabtay Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa maamulka Galmudug ku wareejiyay ciidamo iyo gaadiid nooca ciidamada qaada ah oo saaka lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, kaddib wada-hadallo dhexmaray mas’uuliyiin ka tirsan…