G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad oo la soo shaaciyay, xilli sanadkan ay wax badan ug duwantahay kuwii hore

Munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aadeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda…