G
Goobjoog
·

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.