RG
Radio Galgaduud
· 2 saac ka hor

Ciidamada Dowladda oo howlgal ballaaran ka wada duleedka Basra

Ciidamada Dowladda oo howlgal ballaaran ka wada duleedka Basra

Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliyeed ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Kooxda AS ka wada duleedka deegaanka Basra, oo ku yaalla xadka u dhexeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.…