Dowladda Soomaaliya oo Liibiya ka soo celisay 162 dhallinyaro Soomaaliyeed ah

Dowladda Soomaaliya oo Liibiya ka soo celisay 162 dhallinyaro Soomaaliyeed ah

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), ayaa soo dhaweysay 162 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo celiyey dalka…