KT
Kaab TV
·

DEG DEG: Duqeyn laga soo sheegay Baydhabo, ciidamada Laftagareen oo la wareegay Buurhakaba

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in duqeyn goordhow lala beegsaday magaalada, xilli xaaladda amni ee deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay sii…

DEG DEG: Duqeyn laga soo sheegay Baydhabo, ciidamada Laftagareen oo la wareegay Buurhakaba | Hadda