HM
Horseed Media
· 10 saac ka horAmni

Wafdi ka Socda Koongareeska Maraykanka oo Booqday Kismaayo

Wafdi ka Socda Koongareeska Maraykanka oo Booqday Kismaayo

Madaxweynaha Jubaland ayaa Kismaayo ku qaabilay wafdi ka socday Koongareeska Maraykanka, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga amniga iyo la-dagaallanka argagixisada.