G
Goobjoog
· 1 saac ka horDhaqaale

Bangiga Dhexe oo Ballaarinaya Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah ee Soomaaliya

Muqdisho, 27 Luulyo 2026 – Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu ballaarinayo Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah ee Soomaaliya (SIPS), kaas oo isku xiraya bangiyada ganacsiga, adeegyada Mobile…