RJ
Radio Jowhar
·

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qayb galay munaasabadda dhaarinta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Qaranka kaga qayb galay munaasabadda dhaarinta Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare…