RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed ka dejisay degmada Waajid ee gobolka Bakool, kuwaas oo loo diyaariyey inay ka howlgalaan saldhigga booliska…