SM
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Gaaray New York si uu uga Qayb Galo Kalfadhiga 81-aad ee Qaramada Midoobay
New York – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka, Mudane Salma Malika Hadadi, iyo wafdi ka kooban Guddoomiyeyaasha Midowga Afrika…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗