RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka horAmni

NISA oo Muqdisho ku qabatay xubno ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab. Xubnahan ayaa ku howlanaa qorsheynta falal amniga lid ku ah…