Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

NISA oo Muqdisho ku qabatay 9 xubnood oo lagu eedeeyay Al-Shabaab

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay inay Muqdisho iyo nawaaxigeeda ku qabatay sagaal qof oo ay ku eedeysay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, kuwaas oo sida ay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog17 saac ka hor
NISA oo Muqdisho ku qabatay 9 xubnood oo lagu eedeeyay Al-Shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay inay Muqdisho iyo nawaaxigeeda ku qabatay sagaal qof oo ay ku eedeysay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, kuwaas oo sida ay…
Ka akhri Goobjoog
SM
NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay sagaal xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay sagaal xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeeyay inay qorsheynayeen falal amni-darro…
Ka akhri Shabelle Media Network
HM
Horseed Media3 saac ka hor
NISA oo Muqdisho ku qabatay shabakad lagu eedeeyey katirsanaanta Alshabaab.
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay sagaal xubnood oo lagu eedeeyay…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay