SM
Shabelle Media Network
· 3 saac ka horSiyaasad

Guddiga Doorashooyinka oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga Doorashooyinka oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa sheegay inuu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lagu laalay…