Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Türkiye iyo wafdi ka socda Hay’adda Hasene

Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Türkiye iyo wafdi ka socda Hay’adda Hasene

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Talaado ah xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud21 saac ka hor
Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Türkiye iyo wafdi ka socda Hay’adda Hasene
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Talaado ah xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya,…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Ingiriiska
MUQDISHO – Wasiirka Horumarinta ee Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska, Kirsty McNeill, ayaa shalay Villa Soomaaliya kula kulantay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
UK backs Somalia’s path to security and political progress as Minister visits Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – UK’s Minister for Development and Africa Kirsty McNeill MP makes her first visit to Somalia, reaffirming the UK as a committed partner to Somalia. Minister discusses Somalia’s…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay