RD
Pakistan oo Soomaaliya Ka Taageeraysa Dhismaha Ciidanka Cirka
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen tababarka, tayeynta iyo dhismaha awoodda difaaca cirka Soomaaliya.
Ka akhri Radio Dalsan ↗