Madaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirada Turkiga Iyo Midowga Yurub

Muqdisho, Soomaaliya — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa aqalka Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga gudoomay safiirka dalka Turkiga u fadhin doona Soomaaliya Ferhat…