PP
Xoogsatada dekedda Boosaaso oo cabasho ka muujiyay DP World
Xamaaliga iyo gaadiidleyda daabulka qaata ayaa maanta sameeyay banaanbax ay kaga cabanayaan shirkadda DP World ee maamusha dekedda magaalada Boosaaso.
Ka akhri Puntland Post ↗Xamaaliga iyo gaadiidleyda daabulka qaata ayaa maanta sameeyay banaanbax ay kaga cabanayaan shirkadda DP World ee maamusha dekedda magaalada Boosaaso.