KT
Kaab TV
· Ammaan

Dowladda Federaalka oo abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa abaabul ciidan ka bilowday gobolka Bakool, iyadoo ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed lagu diyaariyey magaalada Xudur, kuwaas oo la sheegay in loo…